Kudarso

KuDarso waa shirkad ganacsi
utaagan inuu qof waliba uu ganacsi ka qayb qaato asagoo wax ku darsanaya dad kale oo la mida.

Saad ula socotaan ganacsadaha badi waa maalqabeen weyn oo soo rari kara Kontenaro .

Ku darso waxey kuu suura gelinaysaa inaad sidooda Badeecad kontenaro ah wadajir rarataan , oo ka becmushtartan idinkoo : shaqadinii ama tukaankinii ama guriginii , ama alla meshaad joogtid ka qayb qadanaya ganacsi oo sidaas Taajir ku noqotid.
Wadajir waa lagu Barawaqobaa. KUDARSO OO KU DHARAG. Samigu waxuu ka bilabanaya $500 . Ku dhaqaaq hadda.

Maxeynu ka Ganasan ? Waxeynu ka shaqeen bilowga ganacsigena Rashin , oo ah majaal sideedaba khatartedu yar tahay , dalabkedu badan yahay , si dhaqso leh , laga iibsanayo oo aad ka faidi karti ( faido iyo qasaro) si dhaqso ah wax badana naga bixi karaan ( kontenaro) sida : caano boraha , salida cuntada iwm. KU DARSO OO KU DHARAG samiga waxuu ka bilowdaa yar €500 .

=Himiladenu= Inaynu noqono Shirkad weyn oo Calami ah .
Camiladenana ku barwaqobaan qofwaliba asagoo meshiisa joogana ufududeeno inuu ku ganacsado , waddanka ha joogo ama dibadda , si xalaal ah oo uu awoodo.
Oggow Iskashigana waa waxuu Rabbi swt na faray .
﴿ وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَى وَلَا تَعَاوَنُوا ع َلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ ﴾ [المائدة: 2]